52 : 11 فَوَيۡلٞ يَوۡمَئِذٖ لِّلۡمُكَذِّبِينَ Hoog waxaa leh Maalinkaas kuwa (Xaqa) beeniya (ee nabad diidka ah).