Skip to content
Ad-daariyaat /

Aayad 41

51 : 41

Aayad 41 of Ad-daariyaat (51 : 41). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Ad-daariyaat Aayadaha 60
Suurad · Ad-daariyaat
Soomaaliga · Yacob
51 : 41

وَفِي عَادٍ إِذۡ أَرۡسَلۡنَا عَلَيۡهِمُ ٱلرِّيحَ ٱلۡعَقِيمَ

Reer Caadna (waxaa ku sugan calaamo lagu waano qaato) markaan ku dirnay dabeyl ma dhaleys ah .

Explanation & meanings · 1
  1. Aan dhalin wax faa’ido ah, khayr daran, macnaha waa shar xambaarsan.