Skip to content
الدُّخان /

Aayad 24

44 : 24

Aayad 24 of الدُّخان (44 : 24). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الدُّخان Aayadaha 59
Suurad · الدُّخان
Soomaaliga · Yacob
44 : 24

وَٱتۡرُكِ ٱلۡبَحۡرَ رَهۡوًاۖ إِنَّهُمۡ جُندٞ مُّغۡرَقُونَ

Oo dhaaf baddoo deggan oo qaybsan: waa ciidan la qarqine".

Explanation & meanings · 1
  1. Kaddib markay labo u kala dhanbalantay, si ay askarta Fircoon u soo raacaan ilmahii Israa’iil oo markaa Fircoon iyo dadkiisa loo qarqiyo.