Skip to content
الشُّورى /

Aayad 47

42 : 47

Aayad 47 of الشُّورى (42 : 47). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الشُّورى Aayadaha 53
Suurad · الشُّورى
Soomaaliga · Yacob
42 : 47

ٱسۡتَجِيبُواْ لِرَبِّكُم مِّن قَبۡلِ أَن يَأۡتِيَ يَوۡمٞ لَّا مَرَدَّ لَهُۥ مِنَ ٱللَّهِۚ مَا لَكُم مِّن مَّلۡجَإٖ يَوۡمَئِذٖ وَمَا لَكُم مِّن نَّكِيرٖ

Ajiiba Rabbigiin ka hor inta aanay iman Maalin xagga Alle ah aan la celin karin. Ma leh meel aad magan gashaan Maalintaas, mana inkiri kartaan denbiyadiinna .

Explanation & meanings · 1
  1. Ma suurowdo inaad inkirtaan denbiyadiinna ama ka hor timaaddaan Ciqaabka Alle.