Skip to content
الشُّورى /

Aayad 16

42 : 16

Aayad 16 of الشُّورى (42 : 16). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الشُّورى Aayadaha 53
Suurad · الشُّورى
Soomaaliga · Yacob
42 : 16

وَٱلَّذِينَ يُحَآجُّونَ فِي ٱللَّهِ مِنۢ بَعۡدِ مَا ٱسۡتُجِيبَ لَهُۥ حُجَّتُهُمۡ دَاحِضَةٌ عِندَ رَبِّهِمۡ وَعَلَيۡهِمۡ غَضَبٞ وَلَهُمۡ عَذَابٞ شَدِيدٌ

Kuwa ka dooda Arrinka Alle inta la ajiibay kaddib, xujadoodu qiimo kuma fadhido Rabbigood agti , dushoodana Cadho (Alle) baa ah, waxayna leeyihiin Cadaab Daran.

Explanation & meanings · 1
  1. Kaddib markay dadku aqbaleen Xaqa ka yimid Alle, waxayna isku dayaan gaalada inay ka weecshaan mu’miniinta xagga Diinta Islaamka.