Skip to content
فُصِّلَت /

Aayad 14

41 : 14

Aayad 14 of فُصِّلَت (41 : 14). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

فُصِّلَت Aayadaha 54
Suurad · فُصِّلَت
Soomaaliga · Yacob
41 : 14

إِذۡ جَآءَتۡهُمُ ٱلرُّسُلُ مِنۢ بَيۡنِ أَيۡدِيهِمۡ وَمِنۡ خَلۡفِهِمۡ أَلَّا تَعۡبُدُوٓاْ إِلَّا ٱللَّهَۖ قَالُواْ لَوۡ شَآءَ رَبُّنَا لَأَنزَلَ مَلَٰٓئِكَةٗ فَإِنَّا بِمَآ أُرۡسِلۡتُم بِهِۦ كَٰفِرُونَ

Markay Rusushu ugaga yimaadeen hortooda iyo gadaashooda 'iyagoo ku leh': Ha caabudina cidaan ahayn Alle. Waxay yidhaahdeen: Hadduu Rabbigayo doono , wuxuu soo diri lahaa malaa’ig. Ee innagu waxa la idinla soo diray waa ku gaalownay.

Explanation & meanings · 2
  1. Waxa loola jeedaa hortooda iyo gadaashooda waxay uga yimaadeen dhinac kasta.
  2. Inuu soo diro Rusul.