Skip to content
صٓ /

Aayad 7

38 : 7
صٓ Aayadaha 88
Suurad · صٓ
Soomaaliga · Yacob
38 : 7

مَا سَمِعۡنَا بِهَٰذَا فِي ٱلۡمِلَّةِ ٱلۡأٓخِرَةِ إِنۡ هَٰذَآ إِلَّا ٱخۡتِلَٰقٌ

Weligayo kuma aanu maqal (arrin)kan oo kale diintii kale . (Arrin)kani ma aha waxaan aheyn been abuur.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxay ugala jeedaan diintii kale diinta Nasaarada ama diintii shirkiga oo ay Quraysh heysatay.