38 : 1
صٓۚ وَٱلۡقُرۡءَانِ ذِي ٱلذِّكۡرِ
Saad , Waxaan (waa Alle'e) ku dhaartay Qur’aanka sharafta leh ee waanada badan .
Explanation & meanings · 2
- Eeg sharaxa hoose ee Suuradda 2 Al-Baqarah: Aayadda 1.
- Inta hadalka ka go’an waa inaysan jirin ilaahyo badan balse uu Ilaaha Xaqa yahay Mid Keliya - Allaah iyo in soo bixinta Qiyaame Xaq tahay.