Skip to content
الصَّافَات /

Aayad 91

37 : 91
الصَّافَات Aayadaha 182
37 : 91

فَرَاغَ إِلَىٰٓ ءَالِهَتِهِمۡ فَقَالَ أَلَا تَأۡكُلُونَ

Markaasuu aaday ilaahyadoodii, oo yidhi: Miyeydaan (wax) cuneyn .

Explanation & meanings · 1
  1. Inay cunaan qurbaannada hortooda la dhigay. Waana ku jeesjees iyo muujin caqli xumada dadkaa sanammada hor dhigay raashinka iyo hadiyooyinka.