37 : 22
۞ ٱحۡشُرُواْ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ وَأَزۡوَٰجَهُمۡ وَمَا كَانُواْ يَعۡبُدُونَ
(Malaa'igay), soo kulmiya kuwii dulmi falka ahaa iyo eynigoodii iyo waxay caabudi jireen.
Explanation & meanings · 1
- Tafsiir kale waa xaasaskooda ama kuwa aan xaqa raacin ee la midka ah.