Skip to content
سَبإ /

Aayad 18

34 : 18

Aayad 18 of سَبإ (34 : 18). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

سَبإ Aayadaha 54
Suurad · سَبإ
Soomaaliga · Yacob
34 : 18

وَجَعَلۡنَا بَيۡنَهُمۡ وَبَيۡنَ ٱلۡقُرَى ٱلَّتِي بَٰرَكۡنَا فِيهَا قُرٗى ظَٰهِرَةٗ وَقَدَّرۡنَا فِيهَا ٱلسَّيۡرَۖ سِيرُواْ فِيهَا لَيَالِيَ وَأَيَّامًا ءَامِنِينَ

Waxaana yeellay dhexdooda Iyaga iyo magaalooyinkii aan barakaynnay magaalooyin (kale) ee muuqda , waxaana qaddarnay socodkooda halkaa , (Annagoo ku nidhi): Ku socdaala habeenno iyo maalmoba idinkoo nabad ah".

Explanation & meanings · 2
  1. Dhulka Shaam ee barakada badan, iyo dhulalka ku hareersan waxaa loola jeedaa Yaman iyo Shaam (Suuriya, Lubnaan, Urdun, Falastiin), waxay dadku ku socdaalayeen si nabad ah maalin iyo habeenba dhib iyo shiddo la’aan iyagoon cidna joojineyn.
  2. Waxaan u yeelnay degaannada xiga masaafooyin la yaqaan si loogu sahlo musaafiriinta.