Skip to content
الأحزَاب /

Aayad 26

33 : 26

Aayad 26 of الأحزَاب (33 : 26). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأحزَاب Aayadaha 73
Suurad · الأحزَاب
Soomaaliga · Yacob
33 : 26

وَأَنزَلَ ٱلَّذِينَ ظَٰهَرُوهُم مِّنۡ أَهۡلِ ٱلۡكِتَٰبِ مِن صَيَاصِيهِمۡ وَقَذَفَ فِي قُلُوبِهِمُ ٱلرُّعۡبَ فَرِيقٗا تَقۡتُلُونَ وَتَأۡسِرُونَ فَرِيقٗا

Wuxuu ka soo saarayna kuwii ka midka ahaa ehlu Kitaabka ee caawiyey (gaalada mushrikiinta ah) dhufaysyadooda oo ku tuuray quluubtooda argagax (sidaa darteed) qaar (ka mid ah) waad leyseen, qaar (kalena) soo qafaalateen.

Explanation & meanings · 1
  1. Waa Yuhuuddii Banii Quraydah ee uga baxay ballanka Muslimiinta.