Skip to content
الأحزَاب /

Aayad 18

33 : 18

Aayad 18 of الأحزَاب (33 : 18). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأحزَاب Aayadaha 73
Suurad · الأحزَاب
Soomaaliga · Yacob
33 : 18

۞ قَدۡ يَعۡلَمُ ٱللَّهُ ٱلۡمُعَوِّقِينَ مِنكُمۡ وَٱلۡقَآئِلِينَ لِإِخۡوَٰنِهِمۡ هَلُمَّ إِلَيۡنَاۖ وَلَا يَأۡتُونَ ٱلۡبَأۡسَ إِلَّا قَلِيلًا

Alle dhab ahaan waa og yahay kuwa idinka mid ah ee ka reeba 'dadka jihaadka Jidka Alle' , iyo kuwa ku yidhaahda walaalahood: Noo kaalaya ; mana yimaadaan dagaalka in yar ma’ahee .

Explanation & meanings · 3
  1. Kuwa ka cesha dadka kale inay taageero siiyaan jihaadka oo garab istaagaan mujaahidiinta dagaalka.
  2. Halkii ay ku biiri lahaayeen.
  3. Markaasna waxay u baxaan ujeeddooyin kale sida aad maal heshaan, iwm.