Skip to content
السَّجدة /

Aayad 29

32 : 29

Aayad 29 of السَّجدة (32 : 29). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

السَّجدة Aayadaha 30
Suurad · السَّجدة
Soomaaliga · Yacob
32 : 29

قُلۡ يَوۡمَ ٱلۡفَتۡحِ لَا يَنفَعُ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ إِيمَٰنُهُمۡ وَلَا هُمۡ يُنظَرُونَ

Dheh: Maalinta kala xukunku ma anfaco gaalada iimaankoodu (markaas), lamana siiyo fursad (tawbad keen).

Explanation & meanings · 1
  1. Maalinta kala baxa waa maalinta loo kala garsoori doono dadka oo dhan, waxaana loola jeedaa Maalinta Qiyaamaha.