Skip to content
آل عِمران /

Aayad 60

3 : 60
آل عِمران Aayadaha 200
Suurad · آل عِمران
Soomaaliga · Yacob
3 : 60

ٱلۡحَقُّ مِن رَّبِّكَ فَلَا تَكُن مِّنَ ٱلۡمُمۡتَرِينَ

(Kani) waa Xaq ka yimid Rabbigaa, ee ha ka mid noqon shaki qabeenka.