Skip to content
العَنكبُوت /

Aayad 15

29 : 15
العَنكبُوت Aayadaha 69
29 : 15

فَأَنجَيۡنَٰهُ وَأَصۡحَٰبَ ٱلسَّفِينَةِ وَجَعَلۡنَٰهَآ ءَايَةٗ لِّلۡعَٰلَمِينَ

Markaasaan badbaadinnay (Nuux) iyo kuwii kula jiray Doonnida, waxaana uga yeelnay calaamo 'digniin' ummadaha.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa loola jeedaa doonnida, ama dhacdadaasi weyn.