Skip to content
القَصَص /

Aayad 30

28 : 30
القَصَص Aayadaha 88
Suurad · القَصَص
Soomaaliga · Yacob
28 : 30

فَلَمَّآ أَتَىٰهَا نُودِيَ مِن شَٰطِيِٕ ٱلۡوَادِ ٱلۡأَيۡمَنِ فِي ٱلۡبُقۡعَةِ ٱلۡمُبَٰرَكَةِ مِنَ ٱلشَّجَرَةِ أَن يَٰمُوسَىٰٓ إِنِّيٓ أَنَا ٱللَّهُ رَبُّ ٱلۡعَٰلَمِينَ

Markuu yimid halkii (dabka), cod baa ka dhawaaqay dhanka midig ee togga ee rugta barakaysan ee geedka leh: “Muusow! Waxaan Anigu ahay Allaah, Rabbigii uumanka.

Explanation & meanings · 1
  1. Geedkaasoo dabka gudahiisa ahaa.