Skip to content
النَّمل /

Aayad 48

27 : 48

Aayad 48 of النَّمل (27 : 48). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

النَّمل Aayadaha 93
Suurad · النَّمل
Soomaaliga · Yacob
27 : 48

وَكَانَ فِي ٱلۡمَدِينَةِ تِسۡعَةُ رَهۡطٖ يُفۡسِدُونَ فِي ٱلۡأَرۡضِ وَلَا يُصۡلِحُونَ

Waxaa magaalada ku sugnaa sagaal nin , ku fala fasahaad arlada aan wax hagaajin.

Explanation & meanings · 2
  1. Mufasiriinta qaarkood waxay yidhaahdeen waxaa loola jeedaa magaalada halkan magaaladii qolodii Thamuud, waana magaaladii Al-Xijir.
  2. Oo ahaa madaxdoodii iyo wiilasha ay dhaleen oo diinta colaadinayey.