27 : 20
وَتَفَقَّدَ ٱلطَّيۡرَ فَقَالَ مَالِيَ لَآ أَرَى ٱلۡهُدۡهُدَ أَمۡ كَانَ مِنَ ٱلۡغَآئِبِينَ
Wuxuu (Sulaymaan) kormeeray shimbirihii, markaasuu yidhi: Maxaa dhacay oo aan u arki la'ahay hud-hudkii , mise ma wuxuu ka mid yahay kuwa maqan?
Explanation & meanings · 1
- Hud-hud gaar ah oo heer sare ah ka mid ah shimbiraha.