26 : 65 وَأَنجَيۡنَا مُوسَىٰ وَمَن مَّعَهُۥٓ أَجۡمَعِينَ Waxaanu badbaadinnay Muuse iyo intii la jirtay dhammaan.