Skip to content
الشعراء /

Aayad 27

26 : 27
الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 27

قَالَ إِنَّ رَسُولَكُمُ ٱلَّذِيٓ أُرۡسِلَ إِلَيۡكُمۡ لَمَجۡنُونٞ

(Fircoon) wuxuu yidhi : Hubaal Rasuulkiinna la idiin soo diray waa jinnoole.

Explanation & meanings · 1
  1. Isagoo si ay cadho badan ku jirto ula hadlaya dadkii goob joogga ahaa.