Skip to content
الشعراء /

Aayad 198

26 : 198
الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 198

وَلَوۡ نَزَّلۡنَٰهُ عَلَىٰ بَعۡضِ ٱلۡأَعۡجَمِينَ

Haddaan ku soo dejin laheyn (Qur’aankani) cajamiga midkood .

Explanation & meanings · 1
  1. Macnaha waa aan ku soo dejin lahayn Qur’aanka cid kale aan Carab ahayn, ama si fiican u aqoon afka Carabiga oo aan faseex ahayn.