Skip to content
الشعراء /

Aayad 128

26 : 128
الشعراء Aayadaha 227
Suurad · الشعراء
Soomaaliga · Yacob
26 : 128

أَتَبۡنُونَ بِكُلِّ رِيعٍ ءَايَةٗ تَعۡبَثُونَ

Ma waxaad ka dhistaan taag waliba taallo ? Macno daranaa waxaas aad fashaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Taallo ama wax muujinaya maalka iyo awooddooda. Waxay ka dhisi jireen dhismooyin dhaadheer agagaarka waddooyinka.