Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 77

25 : 77
الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 77

قُلۡ مَا يَعۡبَؤُاْ بِكُمۡ رَبِّي لَوۡلَا دُعَآؤُكُمۡۖ فَقَدۡ كَذَّبۡتُمۡ فَسَوۡفَ يَكُونُ لِزَامَۢا

Dheh: “Rabbigay dan idiinma galeen haddaydaan barideen . Haatanse waad beeniseen (Xaqa). Wuxuuna ahaan mid idin laasuma 'cadaabka' .

Explanation & meanings · 2
  1. Codsigiinna in la idiin soo diro Rasuul.
  2. Waa idinku lammaanaan si joogto ah.