25 : 75
أُوْلَٰٓئِكَ يُجۡزَوۡنَ ٱلۡغُرۡفَةَ بِمَا صَبَرُواْ وَيُلَقَّوۡنَ فِيهَا تَحِيَّةٗ وَسَلَٰمًا
Kuwaasi waxaa lagu abaal marin dabaqyo sare 'jannada gudaheeda' samirkoodii dartiis, waxayna kula kulmi dhexdeeda salaan iyo soo dhoweyn sare.
Explanation & meanings · 1
- Waa halka ugu sarreysa uguna fiican Jannada.