25 : 63
وَعِبَادُ ٱلرَّحۡمَٰنِ ٱلَّذِينَ يَمۡشُونَ عَلَى ٱلۡأَرۡضِ هَوۡنٗا وَإِذَا خَاطَبَهُمُ ٱلۡجَٰهِلُونَ قَالُواْ سَلَٰمٗا
Addoomaha Raxmaanka (Alle) waa kuwa ku mara dhulka miyir , markay maangaabyada kula hadlaan (ereyo xun) ku yidhaahda salaamaa 'nabadgelyo' .
Explanation & meanings · 2
- Xasillooni si sharaf leh aan iskibrin lahayn.
- Salaamaa macnaha waa hadal nabad ah ka maran gef ama xumaan.