Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 38

25 : 38

Aayad 38 of الفُرقَان (25 : 38). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 38

وَعَادٗا وَثَمُودَاْ وَأَصۡحَٰبَ ٱلرَّسِّ وَقُرُونَۢا بَيۡنَ ذَٰلِكَ كَثِيرٗا

Sidaan Caad (u halaagnay) iyo Thamuud iyo qoladii Ar-Rass iyo qaaruumo intaas u dhexeeya oo badan.

Explanation & meanings · 1
  1. Ar-Rass wuxuu ahaa ceel la yaqaan oo caan ah oo biyuhu ka gureen. Waxaa la yidhi dadkii ceelkan waxay ahaayeen dadkii beeniyey Nabi Shucayb.