Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 29

25 : 29

Aayad 29 of الفُرقَان (25 : 29). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 29

لَّقَدۡ أَضَلَّنِي عَنِ ٱلذِّكۡرِ بَعۡدَ إِذۡ جَآءَنِيۗ وَكَانَ ٱلشَّيۡطَٰنُ لِلۡإِنسَٰنِ خَذُولٗا

Wuxuu iga habaabiyey waanada , intuu ii yimid kaddib. Shaydaanna wuxuu abad uga tagaa qofka meel xun oo hungo ah.

Explanation & meanings · 2
  1. Wuxuu ula jeedaa Qur’aanka iyo Sunnaha.
  2. Wuu isaga tagaa oo cidla’ uga dhaqaaqaa markuu lumiyo kaddib oo u horseedo xumaanta.