Skip to content
الفُرقَان /

Aayad 19

25 : 19

Aayad 19 of الفُرقَان (25 : 19). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الفُرقَان Aayadaha 77
Suurad · الفُرقَان
Soomaaliga · Yacob
25 : 19

فَقَدۡ كَذَّبُوكُم بِمَا تَقُولُونَ فَمَا تَسۡتَطِيعُونَ صَرۡفٗا وَلَا نَصۡرٗاۚ وَمَن يَظۡلِم مِّنكُمۡ نُذِقۡهُ عَذَابٗا كَبِيرٗا

Sidaasay dhab ahaan idiinku beenin waxaad sheegaysaan, markaasna ma kartaan is furasho iyo gargaar midna. Ciddiina wax dulmida oo idinka mid ah waxaanu dhadhansiin cadaab weyn.

Explanation & meanings · 1
  1. La timaadda shirki ama denbiyo kale oo weyn oo sidaa ku dhinta.