Skip to content
المؤمنُون /

Aayad 64

23 : 64

Aayad 64 of المؤمنُون (23 : 64). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

المؤمنُون Aayadaha 118
Suurad · المؤمنُون
Soomaaliga · Yacob
23 : 64

حَتَّىٰٓ إِذَآ أَخَذۡنَا مُتۡرَفِيهِم بِٱلۡعَذَابِ إِذَا هُمۡ يَجۡـَٔرُونَ

Jeer markaan ku qabbanno kuwooda ladan ee ka mid ah cadaab , markaasay calaacalaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Waa ciqaabka Quraysh lagu ciqaabay abaarta iyo gaajada. Waxaa sidoo kale jab iyo hoog ku soo gaaray dagaalkii Badar, iyagoo badi madaxdoodii lagu dilay Badar, qaarna lagu soo qafaashay.