23 : 45
ثُمَّ أَرۡسَلۡنَا مُوسَىٰ وَأَخَاهُ هَٰرُونَ بِـَٔايَٰتِنَا وَسُلۡطَٰنٖ مُّبِينٍ
Markaa Waxaan soo dirnay Muuse iyo walaalki Haaruun oo wata Aayadahayaga iyo Xujo Cad.
Explanation & meanings · 1
- waa sagaalkii mucjiso ee la siiyey Nabi Muuse.