21 : 65
ثُمَّ نُكِسُواْ عَلَىٰ رُءُوسِهِمۡ لَقَدۡ عَلِمۡتَ مَا هَٰٓؤُلَآءِ يَنطِقُونَ
Markaasaa laga yeelay inay madaxa hoos u rogtaan 'oo yidhaahdeen': Waad og tahay inayan kuwakani hadlin"!
Explanation & meanings · 1
- Kaddib markay qirteen gefkoodii, waxaa galay kibir iyo cinaad markaasay haddana ka horyimaadeen oo is rogeen.