Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 44

21 : 44

Aayad 44 of الأنبيَاء (21 : 44). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 44

بَلۡ مَتَّعۡنَا هَٰٓؤُلَآءِ وَءَابَآءَهُمۡ حَتَّىٰ طَالَ عَلَيۡهِمُ ٱلۡعُمُرُۗ أَفَلَا يَرَوۡنَ أَنَّا نَأۡتِي ٱلۡأَرۡضَ نَنقُصُهَا مِنۡ أَطۡرَافِهَآۚ أَفَهُمُ ٱلۡغَٰلِبُونَ

Mayee, waxaan u raaxaynay kuwani iyo aabbayaashoodba jeer uu la dheeraaday cimriga 'markaasay wax is bideen' . Miyaanay arag inaan ku nimaanno arlada innagoo ka soo nusqaamin cirifyadiisa ? Ee ma iyagaa adag?

Explanation & meanings · 2
  1. Eeg sharaxa aan ku xusnay Suuradda 13: Aayadda 41.
  2. Waa tilmaan guusha iyo fiditaanka Islaamka.