Skip to content
Al-anbiyaa /

Aayad 111

21 : 111

Aayad 111 of Al-anbiyaa (21 : 111). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Al-anbiyaa Aayadaha 112
Suurad · Al-anbiyaa
Soomaaliga · Yacob
21 : 111

وَإِنۡ أَدۡرِي لَعَلَّهُۥ فِتۡنَةٞ لَّكُمۡ وَمَتَٰعٌ إِلَىٰ حِينٖ

Aniguse ma ogi, waa intaasoo ay idiin tahay fidmo (imtixaan dib u dhigidda cadaabka) iyo raaxo ku eg ilaa muddo.