Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 11

21 : 11
الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 11

وَكَمۡ قَصَمۡنَا مِن قَرۡيَةٖ كَانَتۡ ظَالِمَةٗ وَأَنشَأۡنَا بَعۡدَهَا قَوۡمًا ءَاخَرِينَ

Badanaa intaan halaagnay magaalo ay dadkeedu faleen dulmi (shirki iyo macaasi) oo aan soo saarnay iyaga kaddib qolo kale.

Explanation & meanings · 1
  1. Macnaha waa dadkeedu ay ku adkeysteen xumaan falidda.