Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 10

21 : 10

Aayad 10 of الأنبيَاء (21 : 10). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 10

لَقَدۡ أَنزَلۡنَآ إِلَيۡكُمۡ كِتَٰبٗا فِيهِ ذِكۡرُكُمۡۚ أَفَلَا تَعۡقِلُونَ

Waxaan idiin soo dejinnay (dadow) Kitaab (Qur’aan) idiinku sugan xuskiinna (iyo sharaftiinna) ee miyeydaan garasho lahayn?.

Explanation & meanings · 1
  1. Kitaabka waa Qur’aanka, xuskiinna waxaa loola jeedaa la idinku sharfay ama la idinkula hadlay. Macno kale waa idiinku sugan waano.