Skip to content
الأنبيَاء /

Aayad 105

21 : 105

Aayad 105 of الأنبيَاء (21 : 105). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

الأنبيَاء Aayadaha 112
Suurad · الأنبيَاء
Soomaaliga · Yacob
21 : 105

وَلَقَدۡ كَتَبۡنَا فِي ٱلزَّبُورِ مِنۢ بَعۡدِ ٱلذِّكۡرِ أَنَّ ٱلۡأَرۡضَ يَرِثُهَا عِبَادِيَ ٱلصَّٰلِحُونَ

Waxaanu ku qornay Zabuurka kaddib (markaan horay ugu) xusnay Kitaabka in arlada (Jannada) ay dhaxli addoomahyaga wanaagsan.

Explanation & meanings · 2
  1. Zabuur waa kitaabkii loo waxyooday Nabi Daawuud c.s.Waxaa sidoo kale la yidhi waxaa loola jeedaa Kutubta Alle oo dhan.
  2. Waa Towraadda, waxaa sidoo kale lagu fasiray Looxa Maxfuudka.