Skip to content
طه /

Aayad 41

20 : 41
طه Aayadaha 135
Suurad · طه
Soomaaliga · Yacob
20 : 41

وَٱصۡطَنَعۡتُكَ لِنَفۡسِي

Waxaan kuu doortay Nafteyda .

Explanation & meanings · 1
  1. Alle baa doortay Muuse oo ka yeelay mid xoog leh jidh iyo shakshi ahaanba si uu u qaado xilka gaarsiinta diinta ilmaha Israa’iil.