20 : 16
فَلَا يَصُدَّنَّكَ عَنۡهَا مَن لَّا يُؤۡمِنُ بِهَا وَٱتَّبَعَ هَوَىٰهُ فَتَرۡدَىٰ
“Yaanu kaa weecin xaggeeda mid aan Rumaysnayn oo raaca hawadiisa, markaas waad halaagsami.
Explanation & meanings · 1
- Waa inaad isugu diyaariso iimaan iyo ca- mallo wanaagsan Saacaddaa (Aakhirada).