Skip to content
طه /

Aayad 129

20 : 129

Aayad 129 of طه (20 : 129). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

طه Aayadaha 135
Suurad · طه
Soomaaliga · Yacob
20 : 129

وَلَوۡلَا كَلِمَةٞ سَبَقَتۡ مِن رَّبِّكَ لَكَانَ لِزَامٗا وَأَجَلٞ مُّسَمّٗى

Haddayna jirin Kelmed hore oo ka soo fushay Rabbigaa, in dib loogu dhigo abaal marintooda maalin la yaqaan iyo ajal magacaabani waxaa ku waajibi laheyd 'cadaab ku dhacda intay joogaan adduunka'.

Explanation & meanings · 1
  1. Alle wuxuu ku ciqaabi lahaa adduunkan sida uu u galayba dadkii hore.