20 : 102
يَوۡمَ يُنفَخُ فِي ٱلصُّورِۚ وَنَحۡشُرُ ٱلۡمُجۡرِمِينَ يَوۡمَئِذٖ زُرۡقٗا
Maaalinta buunka la afuufi , oo aan isu soo kulmin denbiilayaasha Maalintaa iyagoo indho cawlan .
Explanation & meanings · 2
- Afuufka labaad, waana afuufka dadka ay ka soo bixi doonaan qubuurahooda iyagoo nool.
- Cabsi darteed, ama macnaha waa iyagoo indha la’ waxba aan arkayn.