2 : 241
وَلِلۡمُطَلَّقَٰتِ مَتَٰعُۢ بِٱلۡمَعۡرُوفِۖ حَقًّا عَلَى ٱلۡمُتَّقِينَ
Haweenka la furona (waa in la siiyo) sahay la yaqaan. Kani waa xil saaran kuwa Alle ka cabsada ee dhowra (Amarradiisa).
Aayad 241 of البَقَرَة (2 : 241). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.