19 : 9
قَالَ كَذَٰلِكَ قَالَ رَبُّكَ هُوَ عَلَيَّ هَيِّنٞ وَقَدۡ خَلَقۡتُكَ مِن قَبۡلُ وَلَمۡ تَكُ شَيۡـٔٗا
(Malaggii) baa yidhi: Sidaas (bay ahaan). Rabbigaa wuxuu yidhi : Waa ii fududdahay. Waayo, waxaan ku abuuray kolkii horeba adigoon waxba ahayn.
Explanation & meanings · 1
- Alle Subxaanahu watacaalaa uu u soo faray malaa’igta.