Skip to content
مَريَم /

Aayad 84

19 : 84
مَريَم Aayadaha 98
Suurad · مَريَم
Soomaaliga · Yacob
19 : 84

فَلَا تَعۡجَلۡ عَلَيۡهِمۡۖ إِنَّمَا نَعُدُّ لَهُمۡ عَدّٗا

Ee ha u samir waayin, waxaan uun u tirinaynaa tiro 'maalmo go’an'.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaan u tirinnaa neefahiisa uu neefsado, iyo maalmahiisa, ama camalladiisa xun.