18 : 101
ٱلَّذِينَ كَانَتۡ أَعۡيُنُهُمۡ فِي غِطَآءٍ عَن ذِكۡرِي وَكَانُواْ لَا يَسۡتَطِيعُونَ سَمۡعًا
Kuwa ay indhahoodu ka daboollaayeen Waanadayada , ee aan kari jirin inay maqlaan.
Explanation & meanings · 1
- Waa Calaamooyinka Alle, ama Qur’aanka.