Skip to content
النَّحل /

Aayad 68

16 : 68
النَّحل Aayadaha 128
Suurad · النَّحل
Soomaaliga · Yacob
16 : 68

وَأَوۡحَىٰ رَبُّكَ إِلَى ٱلنَّحۡلِ أَنِ ٱتَّخِذِي مِنَ ٱلۡجِبَالِ بُيُوتٗا وَمِنَ ٱلشَّجَرِ وَمِمَّا يَعۡرِشُونَ

Wuxuu Rabbigaa u waxyooday shinnada 'dheddigta ah': Ka yeelo buuraha guryo iyo geedaha iyo waxay dhisaanba.