Skip to content
Al-xajar /

Aayad 91

15 : 91

Aayad 91 of Al-xajar (15 : 91). This page carries the verse in the Uthmani script with a translation of its meaning, at a stable URL that can be cited on its own.

Al-xajar Aayadaha 99
Suurad · Al-xajar
Soomaaliga · Yacob
15 : 91

ٱلَّذِينَ جَعَلُواْ ٱلۡقُرۡءَانَ عِضِينَ

Kuwaas ka dhigay Qur’aanka qaybo .

Explanation & meanings · 1
  1. Iyagoo qaadanaya Kitaabka qaarki, beeninayana qaar kale iyagoo raacaya hawadooda.