15 : 76
وَإِنَّهَا لَبِسَبِيلٖ مُّقِيمٍ
Waxayna ku taal 'magaaladaasi' waddo weli la deggan yahay.
Explanation & meanings · 1
- Magaalada Sodom ee u dhow badda meytan ee hadda loo yaqaan Al-Baxrul Mutawasid ama Mideterean.
وَإِنَّهَا لَبِسَبِيلٖ مُّقِيمٍ
Waxayna ku taal 'magaaladaasi' waddo weli la deggan yahay.