Skip to content
الحِجر /

Aayad 23

15 : 23
الحِجر Aayadaha 99
Suurad · الحِجر
Soomaaliga · Yacob
15 : 23

وَإِنَّا لَنَحۡنُ نُحۡيِۦ وَنُمِيتُ وَنَحۡنُ ٱلۡوَٰرِثُونَ

Xaqiiq, waa Annaga (Allaah) Kuwa wax nooleeya, waxna dhinsiiya , Annagaana ah dhaxlayaasha .

Explanation & meanings · 2
  1. Nabigu s.c.w. wuxuu yidhi: “Hadduu qofka aadmiga ahi dhinto waxaa go’a camalkiisa marka laga reebo seddex arrimood: Sadaqa joogto ah (waqaf), cilmi lagu intifaaco, ama ilmo wanaagsan oo u soo duceeya. (W.w. Muslim).
  2. Allaah subxaanahu wa tacaalaa baa hara markay uunka oo dhan dhintaan.