Skip to content
إبراهِيم /

Aayad 26

14 : 26
إبراهِيم Aayadaha 52
Suurad · إبراهِيم
Soomaaliga · Yacob
14 : 26

وَمَثَلُ كَلِمَةٍ خَبِيثَةٖ كَشَجَرَةٍ خَبِيثَةٍ ٱجۡتُثَّتۡ مِن فَوۡقِ ٱلۡأَرۡضِ مَا لَهَا مِن قَرَارٖ

Tusaalaha Kelmedda xunna waa sida geed xun laga rujiyey dhulka korkiisa oo aan laheyn sugnaan.

Explanation & meanings · 1
  1. Waxaa soo galaya kelmedda xun: Gaalnimada, shirkiga, iyo erey kasta oo xun oo lagu hadlo, iyo xumo falka.